2 baths
300m²
$68,000
Maalgashi Diyaar Ah: Guri Dakhli Leh oo Iib Ah – Zoona K
522300 m²
Zoona K, Hodan, Banaadir
What's special
Fursad wanaagsan oo maalgashi ah.
Gurigan wuxuu isku daraa dhisme bulkeeti ah iyo bacweyne, waxaana loo dhisay qaab ku habboon in dakhli fiican laga soo saaro.
Sagxadaha guriga oo dhan waa mutuleel, taas oo siinaysa muuqaal nadiif ah isla markaana fududaynaysa dayactirka. Gurigu wuxuu ku habboon yahay qof raadinaya hanti diyaar u ah isticmaal iyo maalgashi dakhli leh.
Ogeysiis Muhiim ah:
Xogta ku jirta xayeysiiskan, oo ay ku jiraan lahaanshaha, xaaladda sharciyeed, dukumentiyada, cabbirrada, qiimaha iyo goobta, waxaa bixiyey xayeysiistaha, isaga ayaana mas’uul ka ah saxnaanteeda.
GuriLink ma xaqiijiso mana dammaanad qaaddo lahaanshaha, sharci ahaanshaha ama saxnaanta xogta iyo dukumentiyada hantida.
Iibsaduhu waa inuu si madax-bannaan u hubiyaa dhammaan macluumaadka iyo dukumentiyada ka hor heshiis ama lacag-bixin.
Ansixinta ama soo bandhigista xayeysiiskan ee GuriLink looma fasiran karo xaqiijin sharciyeed ama dammaanad GuriLink ah.
Property details
Listing numberGL-925
Listing dateSeptember 10, 2026
Property typeBacweyne
Listing typeFor Sale
Property ConditionGood
Plot size300 m²
Property features
Rooms5
Bathrooms2
Kitchens1
Car Park2
Width (m)15 m
Length (m)20 m
