4,800m²
$15,000
Dhul baloodh iyo badh ah – Masalaha Galbeed
4,800 m²
Ahmed Dhagax, Hargeysa, Woqooyi Galbeed
What's special
Fursad wanaagsan oo dhul baloog iyo badh ah oo ku yaalla Masalaha Galbeed.
Dhulku wuxuu ku yaal meel la gaari karo marka laga gudbo kantaroolka, wuxuuna u dhow yahay dabaqa cusub ee Ina Geelle.
Goobtiisa iyo cabbirkiisu waxay ka dhigayaan hanti ku habboon qof raadinaya dhul ku yaalla aaggan.
Fursad fiican oo mudan in la eego.
Ogeysiis Muhiim ah:
Xogta ku jirta xayeysiiskan, oo ay ku jiraan lahaanshaha, xaaladda sharciyeed, dukumentiyada, cabbirrada, qiimaha iyo goobta, waxaa bixiyey xayeysiistaha, isaga ayaana mas’uul ka ah saxnaanteeda.
GuriLink ma xaqiijiso mana dammaanad qaaddo lahaanshaha, sharci ahaanshaha ama saxnaanta xogta iyo dukumentiyada hantida.
Iibsaduhu waa inuu si madax-bannaan u hubiyaa dhammaan macluumaadka iyo dukumentiyada ka hor heshiis ama lacag-bixin.
Ansixinta ama soo bandhigista xayeysiiskan ee GuriLink looma fasiran karo xaqiijin sharciyeed ama dammaanad GuriLink ah.
Property details
Listing numberGL-838
Listing dateSeptember 8, 2026
Property typeVacant Land
Listing typeFor Sale
Plot size4,800 m²
Property features
Width (m)60 m
Length (m)80 m
