2 baths
200m²
$18,500
Maalgashi Diyaar Ah: Nus Boos Iib Ah – Al Cadaala
622200 m²
Alcadala, Huriwa, Banaadir
What's special
FURSAD MAALGASHI: Boos Iib ah oo Dakhli Diyaar ah Laga Helo!
Ku hel Nus Boos si qurux badan loo dhisay oo ku yaalla meel aad u meel-mar ah (Al Cadaala, Huriwaa). Koobnaanta guriga:
• Qaabdhismeedka: Wuxii u qaybsan 2 Rubac oo kala ah qayb hore iyo qayb dambe.
• Dakhliga: Hadda waa kireysan yahay wuxuuna soo xareeyaa lacag fiican oo dammaanad ah!
Ma rabtaa hanti diyaar ah oo maanta kuu bilaabeysa dakhli? Ku bixi lacagtaada meel ammaan ah!
Ogeysiis Muhiim ah:
Xogta ku jirta xayeysiiskan, oo ay ku jiraan lahaanshaha, xaaladda sharciyeed, dukumentiyada, cabbirrada, qiimaha iyo goobta, waxaa bixiyey xayeysiistaha, isaga ayaana mas’uul ka ah saxnaanteeda.
GuriLink ma xaqiijiso mana dammaanad qaaddo lahaanshaha, sharci ahaanshaha ama saxnaanta xogta iyo dukumentiyada hantida.
Iibsaduhu waa inuu si madax-bannaan u hubiyaa dhammaan macluumaadka iyo dukumentiyada ka hor heshiis ama lacag-bixin.
Ansixinta ama soo bandhigista xayeysiiskan ee GuriLink looma fasiran karo xaqiijin sharciyeed ama dammaanad GuriLink ah.
Property details
Listing numberGL-913
Listing dateSeptember 10, 2026
Property typeSar (Nus Boos)
Listing typeFor Sale
Property ConditionExcellent
Plot size200 m²
Property features
Rooms6
Bathrooms2
Kitchens2
Car Park2
Width (m)10 m
Length (m)20 m
