7,200m²
$22,000
Maalgashi Sugan: Dhul 80×90 ah oo ku yaal Laascaanood
7,200 m²
Wadajir, Laas Caanood, Sool
What's special
Fursad Dahabi Ah: Dhul Iib Ah oo Ku Yaal Laascaanood!
Ma raadinaysaa goob ku habboon maalgashi ama dhismaha gurigaaga riyada? Waxaan kuu haynaa dhul aad u ballaaran oo cabirkiisu yahay 90×80, kuna yaalla mid ka mid ah meelaha ugu habboon magaalada Laascaanood.
- Fududeyna Lacag bixinta: Si aan kuugu fududeyno, waxaad bixin kartaa 50% oo cadaan ah (cash), haraagana waxaad ku bixin kartaa qaab hafto ah (gudniin)!
Hada go’aan qaado oo ha moogaan fursaddan naadirka ah.
Ogeysiis Muhiim ah:
Xogta ku jirta xayeysiiskan, oo ay ku jiraan lahaanshaha, xaaladda sharciyeed, dukumentiyada, cabbirrada, qiimaha iyo goobta, waxaa bixiyey xayeysiistaha, isaga ayaana mas’uul ka ah saxnaanteeda.
GuriLink ma xaqiijiso mana dammaanad qaaddo lahaanshaha, sharci ahaanshaha ama saxnaanta xogta iyo dukumentiyada hantida.
Iibsaduhu waa inuu si madax-bannaan u hubiyaa dhammaan macluumaadka iyo dukumentiyada ka hor heshiis ama lacag-bixin.
Ansixinta ama soo bandhigista xayeysiiskan ee GuriLink looma fasiran karo xaqiijin sharciyeed ama dammaanad GuriLink ah.
Property details
Listing numberGL-836
Listing dateSeptember 10, 2026
Property typeVacant Land
Listing typeFor Sale
Plot size7,200 m²
Property features
Width (m)80 m
Length (m)90 m
