300m²
$20,000
Dhul Iib Ah – Tabeelaha Sh. Ibraahim, Garasbaley
300 m²
Tabeelaha Sh. Ibraahim, Garasbaley, Banaadir
What's special
Fursad wanaagsan oo dhul iib ah oo ku yaalla Tabeelaha Sheekh Ibraahim, xaafadda Zamzam, degmada Garasbaley.
Dhulku wuxuu saaran yahay waddada koowaad ee jidcadaha, taasoo ka dhigaysa meel si fudud loo gaari karo.
Cabbirka dhulku waa 20m × 15m, wadarta guudna waa 300m².
Sharciga dhulka waa Siyaad Barre, dukumentiyaduna waa nadiif.
Waa jaanis ku habboon qof doonaya inuu dhul ka iibsado aaggan.
Ogeysiis Muhiim ah:
Xogta ku jirta xayeysiiskan, oo ay ku jiraan lahaanshaha, xaaladda sharciyeed, dukumentiyada, cabbirrada, qiimaha iyo goobta, waxaa bixiyey xayeysiistaha, isaga ayaana mas’uul ka ah saxnaanteeda.
GuriLink ma xaqiijiso mana dammaanad qaaddo lahaanshaha, sharci ahaanshaha ama saxnaanta xogta iyo dukumentiyada hantida.
Iibsaduhu waa inuu si madax-bannaan u hubiyaa dhammaan macluumaadka iyo dukumentiyada ka hor heshiis ama lacag-bixin.
Ansixinta ama soo bandhigista xayeysiiskan ee GuriLink looma fasiran karo xaqiijin sharciyeed ama dammaanad GuriLink ah.
Property details
Listing numberGL-773
Listing dateSeptember 6, 2026
Property typeVacant Land
Listing typeFor Sale
Plot size300 m²
Property features
Width (m)15 m
Length (m)20 m
